Beel Gaadiid dagaal iyo maleeshiyaad ku wareejisay Galmudug (Daawo Sawirada)

Wasaarada Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta gaadiid dagaal, hub kala duwab iyo maleeshiyaad kala wareegtay Beesha reer Xaaji Saleebaan ee degta magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Munaasabada maamulka Galmudug lagula wareejinayay hubkan iyo maleeshiyaadka waxaa ku sugnaa Wasiirka amniga gudaha Axmed Macalin Fiqi , Masuuliyiin, Saraakiil iyo waxgarad katirsan beesha Saleebaan. Wasiirka amniga gudaha … Continue reading Beel Gaadiid dagaal iyo maleeshiyaad ku wareejisay Galmudug (Daawo Sawirada)